Abuu Mansuur oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland

Madaxtooyada magaalada Kismaayo waxaa kulan Xasaasi ah ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhawaan dowlada Soomaaliya isku soo dhiibay. Abuu Mansuur iyo Axmed Madoobe ayaa kulankooda uga wada hadlay arimo badan ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al Shabaab … Continue reading Abuu Mansuur oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland